Monday, July 14, 2025

Go’aanka laga gaaray Dacwadii Badda ee Somalia iyo Kenya oo lagu dhawaaqayo [Akhri]

Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda Adduunka (ICJ) ayaa la sheegay inay ku dhawaaqi doonto go’aanka ay ka gaartay dacwadii Soomaaliya iyo Kenya ee Badda.

Maxkamadda ICJ ayaa soo jeedin doonta go’aanka ay ka qaadatay inay qaado dacwadda iyo in kale, iyadoo Kenya diidan tahay in maxkamaddu gasho dacwada ayaa la ogaan doonaan go’aanka hordhaca ah ee Kenya ee dacwadda soohdinta badda ee ay Soomaaliya ku soo oogtay Kenya.

Guddoomiyaha Maxkamadda ayaa ku dhawaaqi doona go’aanka Maxkamadda Khamiist 2-da Febraayo 2017, waxaana Maxkamadda oo xarunteedu waa magaalada Hague ee dalka Netherlands la sugayaa waxa uu noqon doono go’aanka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON