Wednesday, July 9, 2025

DHAGEYSO: Golaha Abwaanada oo qeylo dhaan ka soo saaray Tiyaatarkii Qaranka oo dad gaara lagu wareejinayo

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa qeylo dhaan kasoo saaray qorshe ay sheegeen inay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee National Theatre lagu wareejinayo dad gaara iyo shirkado doonaya inay dib u dhisaan oo kadib ay maamulaan.

Gudoomiyaha Golaha Abwaanada Soomaaliyeed  Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub)  ayaa sheegay in  ujeedada Tiyaatarka loogu wareejinayo dad gaara ay tahay  in la xayirto indhihii Somaaliyeed, “Dad baa doonaya inay dhisaan oo weligood saami ku yeeshaan, Tiyaatarka dowlad baa leh, dowladdana waa dhisi kartaa…., Ma dhacdeen in qof kaliya oo tartan gelin uu dhiso iyadaa ka danbeysa dowladda..” ayuu yiri Abwaan Sangub.

Arrintan ayaa ka mida buub ba’an oo lagu hayo hantida qaranka oo shirkado iyo shaqsiyaad gaara lagu wareejiyo.

DHAGEYSO CODKA ABWAAB SANGUB

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON