Sunday, July 13, 2025

Golaha Dowlad Goboleedyada oo ka hor yimid Go’aan kasoo baxay Maxkamadda Sare [War-Murtiyeed]

Golaha la baxay Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa ka hor yimid Go’aan ay Maxkamadda sare ee dalka dib ugu dhigtay doorashada kuraasta ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya oo dacwad ka taagan tahay.

Qoraal ay soo saareen Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo aanay cidka ku saxiixneyn ayaa lagu sheegayin doorashada kuraasta ka bannaan Golaha shacabka la siyaasadeeyay, waxayna  Guddiga doorashada madaxabanaan ugu baaqay in doorashadaas ay qabtaan.

Xogta la helayo ayaa sheegeysa in war-saxaafadeedkan uu ka danbeeyay madaweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabi Waare oo doonaya in kursigii uu banneeyay Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sambaloolshe, mar kale loo doorto kursigaasi.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON