Monday, July 14, 2025

Golaha Wasiirada Puntland oo shaaciyey inay soo ceshan doonaan Degaanada uga maqan Somaliland [Akhriso]

Golaha wasiirada maamulka Puntland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Garowe ayaa ku shaaciyeyin duullaan lagu soo qaaday Puntland, isla markaana caburin lagu hayo shacabka Magaalada Laascaanood.

War-saxaafadeed ka soo baxay shirka oo uu guddoomiyey madaxweyne C/weli Gaas ayaa lagu sheegay in maamulka Hargeysa uu duullaan gardarro ah ku hayo degaanada Puntland, waxaana dadweynaha Puntland loogu baaqay inay is garab taagan dowladooda iyo ciidamadooda u diyaarsan difaaca.

Dhinaca kale shirka Golaha wasiirada Puntland ayaa lagu dalbaday  dhismaha Hannaan Caddaaladeed oo heer Federaal ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON