Friday, June 27, 2025

Guddiga Abaaraha oo Deeq raashin ah u kala diray maamul Goboleedyada [Akhriso]

Guddiga Qaran ee Abaaraha ayaa maanta shaaciyay in Raashin Deeq ah oo laga helay dibadda ay u kala direen maamul Goboleedyada  dalka.

Deeqdan oo in muddo ah taallay Dekadda Muqdisho, kana kala timid Turkiga iyoIndonesia ayaa guddigu sheegay inay maamulada dalka u qeybiyeen, una kala direen maamullada dalka.

Guddiga abaaraha oo shir jaraa’id ku qabtay dekadda Muqdisho ayaa shaaciyay inay raashinka u qoondeeyeen maamullada dalka, ayna u kala siiyeen sida soo socota:

Puntland: 1500 tan

Galmudug:  1500 tan

Hirshabeella: 1500 tan

Jubbaland: 1500 tan

Koonfur Galbeed: 1500 tan

G/Banaadir: 1500 tan

Raashinka ayaa ka kooban Bariis, Bur iyo Sokor, iyadoo maraakiib loo saari doono dekadaha  Boosaaso iyo Kismaayo. Halka sidoo kale Gobolka banaadir iyo Koofur Galbeed loo marinayaa jidka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON