Guddoomiyaha Guddiga Dacwooyinka Dhulalka la isku heysto ee Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe ayaa ka hadlay xaaladda dhulalka la isku heysto ee Gobolka Banaadir guud ahaan iyo sida guddigu u shaqeeyo, wuxuu kaloo ka hadlay kiiska muranka badan ka taagan yahay ee lahaanshaha Guri ku yaala degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir oo ay isku heystaan sheeganayo Xaashi Bulxan Furre iyo laba gabdhood oo ganacsato ah.
HOOS KA DAAWO CADDEYNTA RASMIGA AH KIISKA GURIGA XAASHI BULXAN SHEEGANAYO
[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=7ZfumfsIuaY”]
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]