Friday, July 11, 2025

Guddiga Doorashada oo shaaciyey Doorashada kursi ka bannaan Baarlamaanka & Wasiir u sharxan [Akhriso]

Guddiga Doorashooyinka  Madaxa Bannaan ayaa maanta ku dhawaaqay in la buuxinayo kursi ka bannaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo uu iska casilay xildhibaan ka baxay siyaasadda.

Kursigan waxaa 6-dii bishan September iska casilay Xildhibaan Daahir Cali Faarax, iyadoo Guddiga doorashada uu faray odayaasha dhaqanka ee ku jiray 135-ta  inay keenaan 51 ergo doorasho muddo 7 cesho gudahood ah.

Murashaxiinta ayaa sidoo kale lagu war-geliyey inay araajidad keensadaan inta u dhaxeysa 22-ka bushan ilaa 29-ka. Wararka ayaa sheegay in kursigan uu musharax u yahay wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA DOORASHADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON