Wednesday, July 16, 2025

Guddiga Xuduudaha oo isu diyaarinaya inuu shaqadiisa bilaabo, baaqna u diray Puntland iyo Jubba

Guddiga Xaduudaha iyo Federaalka Madaxa Banaan ee Soomaaliya oo tan iyo intii la dhisay aan sameyn wax dhaqdhaqaaq  ayaa magaalada ku qabtay kulan  talo wadaag ah ay la yeesheen qeybaha bulshada waxayn u baaqeeen inay cid waliba oo wax ka tabaneysa wadahadal la geli doonaan.

Xoghayaha Guud ee Guddiga xuduudaha iyo Fguddiyadaederaalka LiibaanXasan Sahal ayaa sheegay in Maamulada cabashada ka qaba qaab dhismeedka Guddiga  sida Puntland iyo Jubbaland ay wadahadal la yeelan doonaan oo ay diyaar u yihiin inay la kulmaan.

Guddoomiyaha Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka Khaliif Cabdikariin Maxamed ayaa isna sheegay in guddiga uu dadaal badan ku bixinayo sidii shaqada qaran ee loo xil saaray uga soo bixi lahaa.

Guddiyada Doorashooyinka iyo Xuduudaha oo baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay ayaa ka mida guddiga ugu muhiimsan  ee hiigsiga cusub iyo federaaleynta Soomaaliy, waxaana looga fadhytaa inay xal u helaan muran ka taagan maamulada dalka ka jira ee isku haya dhulka sida Galmudug iyo Puntland.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON