Monday, July 14, 2025

Guddigii Baarlamaanka ee uu madaxda ka ahaa C/llaahi Goodax oo la kala diray & Guddi cusub

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kala diray Guddi hoosaad uu madax ka ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha C/llaahi Goodax Barre oo qaabilsanaa qaabka looga gudbi karo hiigsiga cusub 2016. Guddign oo hore u soo jeediyay go’aankii ahaa inaysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah.

Goodax_Bare

Kulankii maanta ee Baarlamaanka ayaa dhinaca kale guddoonka Baarlamaanku soo bandhigay laguna ansixiyay Mooshin lagu dhisayo gole la magac baxay: “Golaha Wada-tashiga Qaranka” oo la sheegay inuu jiheynayo Nidaam Siyaasadeedka iyo qaabka loogu gudbayo Hiigsiga  2016-ka.

Baarlamaanka Federaalka ayaa dadaalkiisa oo dhan isugu geeyay sidii hiigsiga cusub lagu gaari lahaa, iyadoo guddoomiye Jawaari dadaal ugu jiro in muddo kale loo kordhiyo Baarlamaanka Soomaaliya.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON