Friday, June 27, 2025

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo si rasmi u shaaciyey in laga tanaasulay Mooshinkii Madaxweynaha [Akhriso]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay in Mooshinkii Madaxweynaha ay ka tanaasuleen xildhibaanadii keenay.

Qoraal ka soo baxay Guddoomiye Mursal ayaa lagu sheegay wadaxaajood kadib in la iska gartay in laga wada shaqeeyo danta dalka, isla markaana xildhibaannadii keenay Mooshinka ay soo jeediyeen inay ka tanaasulaan, sidaas darteedna eedeyntii sharci jebinta ee loo jeediyey Madaxweynaha ay burtay.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON