Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka oo kulamadiisii ugu horeeyay la yeeshay Guddiyada joogtada [Sawirro]

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa kulamadiisii ugu horeysay la yeeshay Guddiyada Baarlamaanka qaarkood.

Guddiyada uu la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa ka mid ah guddiga difaaca ee golaha iyo guddiga dib u heshiisiinta, iyagoo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta guddoomiyaha cusub iyo guddiyada joogtada iyo sidii loo dardar gelin lahaa howlaha muhiimka ee golaha horyaalla.

Guddoomiyaha ayaa warbixin la xiriirta shaqooyinka guddiyada iyo howlaha hada horyaalla ka dhageystay masuuliyiinta guddiyadaasi, isagoo kula dardaarmay iney halkooda howsha ka sii wadaan iyo in ay xoojiyaan wada shaqeynta kala dhaxeysa wasaaraha ay shaqo wadaagayihiin.

 

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON