Tuesday, June 24, 2025

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo la kulmay Malaaqa Xamar & Xamardaye [Sawirro]

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la kulmay Malaaqa Xamar Xamardaye Malaaq Cali Malaaq Maxamed. 

Kulanka ayaa mid salaan iyo kala war qaadasho ah, kaasoo laba  dhinac uga wadahadleen xaaladda Gobolka Banaadir iyo xil wareejinta habeen danbe dhici doonta.

Malaaq Cali iyo Guddoomiye Taabit ayaa is weydaarsaday hadallo soo dhoweyn iyo dardaaran ah, wuxuuna Malaaqu ka mid ahaa madax iyo odayaal dhaqameed uu kulamo  xiriir ah maanta la yeelanayay gudoomiyaha cusub.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON