Thursday, July 17, 2025

Guddoomiyaha degaan ka tirsan Gobolka Gedo oo gurigiisa lagu qarxiyay

Wararka laga helayo degaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo ayaa  sheegayaa in guddoomiyihii degaankaasi C/rashiid Qoorleex uu ku dhaawacmay qarax ka dhacay Gurigiisa oo la dhigay hoygiisa.

ceelcade

Dadka Degaanka ayaa sheegay in guddoomiyuhu uu kusoo laabtay gurigiisa isagoo shaqo ku maqnaa, wuxuuna la kulmay qaraxan guriga loogu sii diyaariyay. Dhaawaca Guddoomiyaha degaanka Ceelcade ayaa lagu sheegay inuusan ahayn mid culus.

Degaanka Ceelcade ayaa shabaab la sheegay inay kaabiga ku hayaan, waxaana loo maleynayaa inay qaraxani soo maleegeen sida dadka degaanka ay ku waramayaan.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON