Wednesday, July 16, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dib u sixitaan yaab leh ku sameeyay Magaca Gobolka [Sawirro]

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa dib u sixid ku sameeyay magaca gobolka Banaadir ee uu dhowaan maamulkiisa la wareegay.

Wareego ka soo baxday agaasimaha xafiiska Guddoomiyaha Maxamed Gacal Muudeey ayaa lagu sheegay in Guddoomiyuhu amar ku bixiyay in magaca gobolka loo qoro “Benaadir”, taasoo ahayd sidii saxda ahayd ee hore loo qori jiray.

Waaxyada kala duwan ee dowladda hoose Xamar ayaa la faray inay magaca ‘Benaadir’ adeegsadaan kuna shaqeeyaan. Dad badan oo aan taariikhd Gobolka Banaadir soo gaarin ama xog badan ka heynin ayaa la yaabay kala bedelka xarfaha ee uu la yimid Gudoomiyaha cusub.

HOOS KA AKHRISO  WAREEGTADA & MIDA KA MIDA MARCO BOLLO BENAADIR LAGA ADEEGSAN JIRAY HORAANTII QARNIGII 19AAD.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON