Monday, July 14, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir oo qiray in lagu fashilmay xakameynta Hubka magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa qirtay in maamulkiisu ku guuleysan waayay xakameyta Hubka ee magaalada Muqdisho lagu dhex wato.

Wuxuu sheegay in sababta loogu guuleysan waayay ay tahay xaaladda dagaal ee dalku ju jiro, wuxuuna intaas ku daray in wax badan laga hadlay arrintaasi, laakiin aan lagu guuleysan arrintaasi.

Wuxuu qiray inay adag tahay xakameynta dhaqdhaqaaqa ciidanka iyo hubka ee magaalada, iyadoo buu yiri aan la baari karin gaadiidka dagaal ee magaalada dhex maraya iyo ciidamada saaran oo heybtooda aan la garan karin mararka qaarkood.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON