Guddoomiyaha Gobolka BanaadirYuusuf Xuseen Jimcaale ayaa mar kale ka hadlay xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho isagoo bixiyay amar uu hore u fulin waayay.
Yuusuf Madaale ayaa sheegay in magaalada ay isku xirantay, siiba wadadda dhagxaanta lagu xiray ee jidka taga dekadda lagu xiray.
Wuxuu sheegay inay doonayaan wax ka qabashada dhagxaanta wadooyinka lagu gooyo ee cid waliba ay ku xireyso wadooyinka, wuxuuna sheegay inaysan u dulqaadan doonin xirnaashaha wadooyinka Dhagxaha lagu gooyay.
DHAGEYSO
GOOBJOOGE.COM