Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ceydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay dacwad ka heleen muwaadiniin Soomaaliyeed oo sheegaya inay yihiin xisbiyo siyaasadeed oo dacwad u heysta Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya iyo Wasiirka arrimaha Gudaha.
Mudana Ilkanaxaf ayaa sheegay in dacwada ay qabteen, ayna u gudbin doonaan Garyaqaanka dowladda, Ra’iisal wasaaraha iyo wasiirka arrimaha gudaga oo looga baahan yahay inay kasoo jawaabaan eedeeynta loo soo jeediyay.
DHINACA SARE KA DAAWO
Ad
Goobjooge.com
Warar Xul ah