Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Nuur ayaa shaaciyay inuu dhowr jeer ka badbaaday Alshabaab ay halis geliyeen noloshiisa, isla markaana ay mar nolosha ku qaban gaareen, wuxuuna intaas ku daray in Alshabaab ay marar badan dhaawaceen isaga wuxuuna soo xigtay intii jeer oo uu weeraro kala kulmay.
[ad name=”HTML-3″]
Guddoomiyahan oo kamida kuwa ugu xilliga dheer ee xilka guddoomiye gobolkaasi haya tan iyo xilligii madaxweyne C/llaahi Yuusuf aya wareysi uu siiyay warbaahinta Alshabaab ka sheegay arrintan, wuxuuna ka warramay inuu dhaawac ay Alshabaab u geysteen u aad ay dalka Jarmalka.
Guddoomiye Siidii ayaa lagu yaqaan inuu yahay nin inta badan saxaafadda la hadla oo diyaar u ah inuu la hadlo qof kasta oo weriye isugu sheegta.
Goobjooge.com
Muqdisho
[ad name=”HTML”]