Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamad Nuur ‘’Siidii’’ ayaa laga soo duubay Cod la sheegay inuu sir yahay oo uu uga hadlayo in Madaxda qaranka qaarkood ay dhaqan xumo ku hayaan Hoteelada Magaalada Muqdisho.
Codka Siidii kuma cadda inuu ka hadlayo madaxda dowladada iyo cid kale laakiin wuxuu ka hadlayaa dhaqan xumo ka jirta Hoteelada Muqdisho oo weligeedba caadi ka ahayd.
DHAGEYSO CODKA SIIDII
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]