Monday, August 4, 2025

Guddoomiye ku xigeen cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay magacaabidda guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca siyaasada oo loo magacaabay Maxamed Axmed Diiriye.

[row][double_paragraph]Gobolka [/double_paragraph][double_paragraph] [ad name=”HTML-3″] [/double_paragraph] [/row]

yabooh

Magacaabidda xilkan ayaa ka danbeysay kadib geeridii Gudoomiye xigeenkii xilkaas hayay Maxamed Aadan Guuleed (Caana-geel) oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay qaraxyadii Hotel Central  ka dhacay 20-kii bishii Febraayo.

Guddoomiye ku xigeenka cusub ayaa la sheegay inuu dhalay nabad-doon caan ah ayna beesha uu ka soo jeeday guddoomiye ku xigeenkii hore isku raacday in xilkaasi loo dhiibo. Wareegtada madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu arkay tala soo jeedinta Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadi.

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

[ad name=”HTML-4″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON