Sunday, June 22, 2025

Guddoomiye Taabit: “Qofkii Qashin ku daadinaya meeshan wuxuu noola mid yahay Alshabaab..” [Dhageyso]

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in qofkii qashin ku shuba meel aan loogu talogelin uu la mid yahay Alshabaab.

Wuxuu sheegay in Maamulka gobolka Banaadir wixii hadda ka danbeeya aanu aqbali doonin qashinka lagu daadiyo wadooyinka iyo meelaha aan munaasibka ahayn, isla markaana  ay dhammaadya wacyi gelintii, laga qaadi doono tallaabo sharci ah.

“Wixii maanta ka dambeeya qof laga aqbalayo ma jiro inuu qashin hortiisa yaallo, qofkii hortiisa qashin lagu arko wuxuu la mid yahya shabaabka dadka dila..”ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolk Banaadir oo sheegay inuu ololaha nadaafadda ka socdo.

Ad

Warkan ayuu ka sheegay olole ka socday degaanka Xalane ee degmada Wadajir, waxaana wehliyay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON