Tuesday, July 1, 2025

Guddoomiyeyaashii hore oo G/Banaadir oo qaaday tallaabo siyaasadeed oo aan hore loo arag [Sawirro]

Guddoomiyaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ee dhowaan xilka mar qura laga qaaday qaaday tallaabo aan hore loo arag.

Guddoomiyeyaashkii hore ee G/Banaadir waxay xalay Afur u sameeyay Guddoomiyaasha Cusub ee Gobolka Banaadir iyagoo ku casuumay casho sharaf ay ka wada qeyb galeen.

Ujeedadaa casuummadda ay guddoomiyeyaashii hore ee G/Banaadir ugu fidiyeen saaxiibadood xilka ugu danbeeyay ayaa lagus heegay wax ka bedelkao dhaqanka siyaasadeedka soomaaliya oo aanay hore u dhicin in mas’uuliyiin xilalka laga qaaday ay haddana marti qaadaan madaxa xilka kala wareegay.

Waxaa casho sharafka goobjoog ka ahaa qaar ka mida madaxda Gobolka Gobolka Banaadir sida guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo madax kale.
SAWIRRO
 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON