Tuesday, July 8, 2025

Guddoomiyihii Degmada Mahadaay oo xilkii laga qaaday & Degmada oo Guddoomiye la’aan ah

Wasiirka Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe Cabdullaahi Maxamed Xuseen Geeldoox.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka 20-kii bishan ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Gudoomiye Geeldoox, mana jirio Guddoomiye kale oo loo Magacaabay, waxaana lagu eedeeyay xil ka qaadis guddoomiyaha Mahadaay xilgudasho la’aan iyo in uu mudo dhowr bilood ah degmada ka maqnaa.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON