Tuesday, July 15, 2025

Guddoomiyihii Degmada Waaberi oo si degdeg ah xilka looga wareejiyay (Daawo Sawirro)

Xaflad si degdeg ah loo soo qabanqaabiyay kana dhacday xarunta Degmada Waaberi ayaa xilka looga wareejiyay Gudoomiyihii degmada Xaawo Maxamuud Cali.

Xil wareejinta ayaa ka danbeysay markii wasiirka arrimaha gudaha ee xilka sii haya C/raxmaan Odowaa uu xilka ka qaaday, waxaana lagu wareejiyay xilka guddoomiyaha Waaberi Xuseen Axmed Culusow.

Xil wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye maamulka Gobolka Banaadir Maaliyadda Ismaaciil Macallin Cabdi Guure iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.

Xaawo-kiin Maxamuud Cali oo munaasabada ka hadashay ayaa sheegtay in is bedel badan ay ku sameysay Degmada mudadii ay xilka heysay, isla markaana ay waxqabad badan ku soo kordhisay degmada.

 

2w3w

1w

5w

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON