Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud iyo Nin la dhashay oo Caawa Muqdisho lagu dilay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dil qorsheysan lagu fuliyay guddoomiyihii Gobolka Galgaduud iyo nin la dhashay.

Falkan ayaa ka dhacay Xaafada Caawa xaafadda Carafaat ee degmada Yaaqshiid. Dabley hubeysan ayaa toogasho ku dishay Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud Maxamed Cali Cilmi iyo nin la dhashay oo aya wada socdeen.

Dadka degaanka ayaa sheegay in koox hubeysan ay rasaas ku fureen Gaari ay wateen Gudoomiyaha Mudug ee maamulka Galmudug iyo nin ay walaallo ahayeen oo gaariga la saarnaa.

Waa falkii labaad ee dil qorsheysan ah oo caawa ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoo degmada Dharkeynley lagu dilay oday nabadoon ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON