Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee Puntland oo is casilay & xiisad soo wajahday C/weli Gaas

Gudoomiyihii Gobalka Mudug ee Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa iska casilay xilka, isagoo warqadiisais-casilaadda u gudbiyay madaxweyne Cabdiwali Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo.

Cabdulqaadir-Shire-Faarax
Gudoomiyihii Gobalka Mudug ee Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg)

Madaxwayne Gaas ayaa lasheegay inuu aqbalay is-casilaada guddoomiye erag, iyadoo aan si buuxda maamulku u shaacin arrintan isla markaana aana la helin qofkii lagu bedeli lahaa  Guddoomiyaha is casilay ayaa xaqiijiyay inuu xilka iska casilay, lana aqabalay, isagoo dhinaca kale beeniyay inuu muran dhex maray isaga iyo  duqa degmada Gaalkacyo.

Gudoomiyahan ayaa  xilka hayay mudo shan bilood oo kaliya, waxayna tani ka mid tahay culeysyada soo wajahay C/weli Gaas. Waxaa Guddoomiyaha is casilay laga hor istaagay

Waxaa la filayay inuu maanta inuu shir jaraa’id qabto Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee is casilay, balse waxaa laga codsaday inuu joojiyo shirkaasi oo aan wax war ah bixin.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON