Monday, July 14, 2025

Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir oo xilka degdeg u wareejinaya [Sawirro Kulan Gaar ah]

Kulan hordhac ah ayaa maanta dhex maray Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha cusub ee dhowaan la magaaabay.

Guddoomiyaha cusub Taabit Cabdi Maxamed ayaa hoygiisa ku booqday Guddoomiyihii hore Yuusuf Xuseen Jimcaale, kulanka oo ahaa kala war qaadasho iyo salaan ayaa si soo dhamaaday jawi wanaagsan.

Kulanka kadib ayay labada guddoomiye waxay tageen iyagoo wada socda goobo dhowr ah, iyadoo la kulmay siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada.

Guddoomiyaha cusub ayaa lagu wadaa inuu berrito gelinka dambe xilka la wareego, iyadoo ay socoto qabanqaabada xafladda xil wareejinta.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON