Wednesday, June 25, 2025

Guddoonka Baarlamaanka oo go’aan kasoo saaray Mooshinka Madaxweynaha (Akhriso Dokument)

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan rasmi ah ka soo saaray mooshinka laga soo gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxaamuud iyadoo ay caddeeyeen in ay qabteen mooshinaasi.

Guddoonka ayaa sheegay inay mooshinka ka qabteen  12-kii bishan, kaasoo ay ku saxiixnaayeen illaa 93 Xildhibaan.

 

Hore ayaa waxa muran uga jiray qabsashada mooshinka oo uu diiday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka, waxaana muuqata in mooshinkaasi sharciga la waafajin doono.

HOOS KA AKHRISO WARQAD AY SOO SAAREEN GUDDOONKA BAARLAMAANKA OO AANAY CIDNA KU SAXIIXNEYN
Goaanka-Guddoonka-Golaha-Shacabka1

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON