Wednesday, June 25, 2025

Guddoonka Barlamaanka: “Waxaan ka hortagnay in khilaaf soo dhex galo Goleyaasha dowladda Federaalka” -QORAAL DOKUMENT-

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ayaa soo saaray qoraal ay uga hadlayaan heshiis ku saabsan hiigsiga cusub oo ay maanta isla gaareen Golaha Baarlamaanka iyo Golaha fulinta xukuumadda Soomaaliya kuna saabsanaa inaysan doorasho qof iyo cod ah ka dhici karin Soomaaliya 2016 iyo wadatashi laga yeesho qaabkii kale ooga gudbi lagaa hiigsiga cusub.

GUDDOONKA-BAARLAMAANKA

Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Jeylaani Nuur Iikar iyo Mahad Cawad waxay qoraalkooda oo ka koobnaa laga bog uga hadleen wada-tashi ay ka yeesheen arrintan labada dhinac ee xukuumadda iyo Baarlamaanka, iyagoo sameeyay guddi hoosaad arrintan qaabilsan, waxaana ku cad qoraalkooda in arrintan loo sameeyay si looga hortago khilaaf iyo madmadow soo dhex gala Golayaasha Dastuutiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-star-o” style=”2″]

HOOS KA AKHRI QORAALKA GUDDOONKA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA

gudoon01

gudoon02

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON