Guddoomka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku dayay inuu goor dhoweyd furo shirkii maantal oo balansanaa ee la filayay in lagu qeybiyo mooshinka looga soo horjeedo Ra’iisal wasaaraha waxaana mar kale istaagay ilaa 100 xildhibaan oo odayaal waaweyn kadhex muuqdaan kuwaasoo oo bilaabay inay qaadaan heesta “SOOMAALIYEEY TOOSOO”.
Xilligan ayuu isku dayay Guddoomiyaha Baarlamaanka inuu furo shirka waxaa durba bilowday hees ay ku dhifteen xildhibaanadii taageersanaa Ra’iisal wasaaraha “SOOMAALIYEEY TOOSOO” oo cirka lagu shareeray, waxaana wada istaagay xildhibaanno badan oo heestaas qaadaya ahna kuwii diidanaa Mooshinka.. qaskii waa bilowday….</p>
WIXII SOO KORDHA HALKAN KALA SOCO INSHA ALLAAH…
[ad name=”HTML”]