Wednesday, June 25, 2025

Haweeney Ganacsato ah oo lagu dilay Magaalada Baydhaba & haweeney oo loo qabtay

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay haweeney ganacsato ah.

Dilka haweeneyda ayaa la sheegay inuu xalay ka dhacay bartamaha magaalada, iyadoo toogasho lagu dilay.

Haweeneydan ayaa ahayd ganacsato si weyn looga yaqaan magaalada,lamana oga sababta keentay dilkeeda. Ciidamada Booliska ayaa qabtay haweemedy ku eedeysan dilka haweeneyda ganacsatada ah.

Baaritaan xoog leh ayay ciidamadu ka sameeyeen goobta dilku ka dhacay. Waxaana arrrintan ay noqotay kiis aad looga hadal hayo magaalada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON