Tuesday, June 24, 2025

Haweeney ku dhimatay bannaabixii maanta ee Madaxweyne Farmaajo & hadalkeedii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in haweeney ku dhimatay isu soo bixii lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo.

Warbaahinta Muqdisho ayaa soo werisay in haweeneydan ay neef qabatowday kuleylka iyo ciriiriga dartiis isla markaana ay ku suuxday goobta, markii danbena ay geeriyootay.

Warbaahinta ayaa intaas ku dartay in haweeneydan warkeedii ugu danbeeyay intuu aysan geeriyoon uu ahaa inay u goobta u timid iyadoo u maleyneysay inuu Madaxweyne Farmaajo qeybinayo mucaawino.

Dhowr qof oo kale ayaa la sheegay inay xaalado neef qabatow ah uu kasoo gaaray Garoonka Banaadir Stadium oo dadweyne badan la isugu keenay, kuwaasoo laga soo ururiyay degmooyinka Gobolka Banaadir.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON