Monday, July 14, 2025

Haweeney ku guuleysatay xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle

Haweeney lagu magacaabo Canab Axmed Ciise ayaa ku guuleysatay xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeellle.

Doorashada oo laba wareeg la isla gaaray ayau Musharax Canab heshay 47 cod, iyadoo mushrixii la loolamay oo helay 41 cod.

Canab Axmed Ciise ayaa lagu dhaariyay xarunta magaalada Jowhar iyadoo khudbad ay ka jeedisay sheegtay inay ku faraxsan tahay xilka loo doortay ayna ka soo dhalaali doonto.

canab

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON