Monday, July 14, 2025

Haweeney lagu gowracay degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe [Yaa ka danbeeyay..?]

Wararka laga helayo degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi lagu gowrcay haweeney.

Wararka ayaa sheegaya in koox guriga ugu gashay habeenkii xalay oo loo maleynayo inay Al-shabaab yihiin ay hoygeeda ku dhex gowraceen haweeney Hooyo ah oo lagu magacabi jiray Faadumo Maxamed Maxamuud (Gaabo).

Lama oga sababta falkan dhalisay iyo waxa loo bartilmaameedsaday haweeneydan, waxayna naxdin ku abuurta dadka degmada Mahadaay ku dhaqan oo ay ka taliyaan ciidamada dowladda ee maamulka Hirshabeelle.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON