Wednesday, June 25, 2025

Haweeney Soomaali ah oo loo magacaabay la-taliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay [Akhriso]

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa haweeney Soomaali ah oo heysata dhalashada dalka Canada u magacabaay la-taliyeyaashiisa howlgallada nabad ilaalinta Caalamka.

Ilwaad Elman Cali Axmed ayaa shaacisay in lagu daray la-taliyeyaasha António Guturres, wuxuuna xilkeedu noqon doonaa la-taliyaha António Guturres ee maalgelinta howlgallada Nabad ilaalinta ee Waddamada soo kabanaya.

WaxayBoggeeda Istagram-ka ku soo qortay magacaabista, iyadoo sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay ka mid noqoshada la-taliyayaasha Xoghayaha guud ee Q/Midoobay.  Haweeneydan oo 28 sano jir ah ayaa ku dhalatay Muqdisho intii aysan qoyskeeda u qixin dalka Canada, waxayna ka mid tahay 4 gabdhood oo uu dhalay Elman Cali Axmed.

Waxay Ilwaad ka mid tahay haweenka  u dhaqdhaqaaqa Nabadda iyo xuquuqda aadanaha, waxayna iyada iyo Hooyadeed wada maamulaan Hay’adda Elman ee Nabadda iyo xuquuqul insaanka ee ka dhisan Koonfurta Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO WARKA

28-year-old Somali woman tasked to make key decisions on UN Peacebuilding Fund

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON