Sunday, July 13, 2025

Heshiis ubaxyo la is huwiyay oo laba beelood ku dhex maray shirka Dhuusamareeb

Shirka dib u heshiisiinta beelaha Gobollada dhexe ayaa Isniintii 2-da Bishan Maarso laa sheegay inay isku cafiyeen si kama danbeys ahna loogu heshiisiiyay beelaha Sacad iyo Saleebaan ee ka wada tirsan H/Gidir. Heshiiska iyo is cafinta labada beelood oo ka dhacay  xarunta Shirka ee Villa Barwaaqo, Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu go’aamiyay in XALAY DHALAY labada beelood ka noqdaan wixii xumaan iyo dhiig ahaa ee hore u soo dhex maray.

[ad name=”HTML-3″]

Waxaa la yaab lahayd markii heshiiskaasi lagu dhawaaqay in dheryo ubax ku jiro la is huwiyay kadib markii cimaamaduhu ku yaraadeen odayaashii koobnaa ee shirka ku sugnaa, waxaana xubnaha goobta shirka joogay ka mid ahaa:

Xildhibaanad Jawaahir Axmed Cilmi

Xildhibaanad Ubaxa Tahliil Warsame

Gudoomiya Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo

iyo odayaasha labada dhinac

011

[ad name=”HTML-2″]

012

013

Goobjooge.com

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON