Sunday, July 13, 2025

Imaaraadka Carabta oo Soomaaliya Safaarad cusub uga dhisaya Abu Dhabi

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax dhigay dhismaha safaarad cusub oo Soomaaliya ay ka dhisaneyso magaalada Abu Dhabi ee dalka isu taga Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha oo ka yimid safarkiisii India ayaa soo maray Imaaraadka Carabta, waxaana dhulka laga dhisayo safaaradda cusub iyo lacagta ku baxeyso ku deeqay dalka Imaaradka Carabta. Waxaa la sheegay in dhismaha Safaaradda uu socon doona muddo sanad iyo laba bilood ah, isagoo ka koobnaan doona safaarad iyo guri ay degaan ahaan  safaaraddu u leedahay.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta C/qaadir Shiikheey Al-Haatimi ayaa sheegay in muddo ka badan 42 sanadood ay tahay markii ugu horeysay ee dhul iyo dhismo is wata oo Soomaaliya la siinayo laga hirgeliyo dalka Imaaraadka Carabta, halka horay ay ugu shaqeyn jireen goobo si gaar ah loo leeyahay.

SAWIRRO

IB0A8006IB0A8007IB0A8009IB0A8011IB0A8013IB0A8014  IB0A8018  IB0A8022IB0A8023IB0A8024IB0A8025IB0A8026IB0A8028IB0A8030IB0A8032IB0A8033IB0A8037IB0A8039IB0A8042IB0A8043IB0A8044IB0A8045IB0A8046IB0A8047IB0A8048IB0A8049IB0A8050IB0A8051IB0A8052IB0A8053IB0A8054IB0A8060IB0A8061IB0A8062IB0A8063IB0A8065IB0A8068IB0A8074IB0A8078IB0A8079IB0A8080IB0A8082IB0A8085IB0A8087IB0A8088IB0A8089IB0A8090IB0A8092IB0A8093IB0A8094IB0A8096IB0A8098IB0A8103IB0A8105IB0A8106IB0A8107

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON