Friday, July 11, 2025

Imaaraadka Carabta oo Gaadiid Milateri ugu deeqay ciidamada Soomaaliya (SAWIRRO)

Dowladda Imaaraadka Carabta oo doorkeeda arrimaha Soomaaliya sii xoogeysanayo ayaa ciidamada dowladda Federaalka ugu deeqday Gaadiidka gawaarida gaashaaman ee ciidamada, booyado iyo gaadiid nooca Landcruiser,  iyo mootooyinka ciidamada taraafikada. waxaana deeqdaasi guddoomay Wasiirka Amniga iyadoo uu wareejiyay safiirka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya.

SOMA

Imaaraadka Carabtay ayaa hore deeq noocan oo kale ay u siiyay Puntland iyo Jubba.

Hoos ka Daawo Gaadiidka

dowlada

dgadldmmdodomdowdowl

ddm

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON