Thursday, June 26, 2025

Imaaraadka oo ku biiray Gurmadka abaaraha Soomaaliya [Dhageyso Wasiir Maryan Qaasim]

Dowladda Imaaraadka ayaa ku soo biiray ololaha gargaarka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaaraha aafeeyeen.

Wafdi ka socda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo maanta soo gaaray magaalada Mudqisho ayaa kulan la yeeshay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

Kulanka waxaa ka qeyb galay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maryan Qaasim, waxaana la sheegay in Imaaraadka ay soo gaarsiiyeen dowladda Federaalka ololaha deeq ururinta ee ka socda Imaaraadka.

Bisha Cas ayaa bilaabi doonta biyo dhaamin iyo raashin qeybinloogu gargaarayo Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka Maryam Qaasim Axmed.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON