Tuesday, July 15, 2025

Ingiriiska oo safiir cusub oo fadhigiisu noqonayo Muqdisho u soo magacaabay Soomaaliya

safiirada ingiriiskaHaweeney lagu magacaabo Harriet Mathews OBE ayaa boqorada Ingiriiska u soo loo magacawday safiirka cusub ee dowlada UK  u qaabilsanaan doona  Soomaaliya, iyadoo bedelaysaa Neil Wigan oo ah safiirkii hore ee Muqdisho u joogay UK tan iyo intii safaaradda Ingiriiska laga furay Muqdisho.

 

Safiirada cusub ayaa si rasmi ah shaqadeeda ula wareegi doonta bisha June ee soo socota. Waxayna  wasaarada arrimaha dibadda dalkaasi ku biirtay 1997-dii, iyadoo xilligan madax ka aheyd Waaxda la dagaalanka cudurka Ebola. Ms Mathews waxay aqoon u leedahay arimaha Afrika ayaa waxaa ay ka soo shaqeysay  Qaaradda Afrikaoo madax ay ka noqotay xafiisyada Bariga iyo galbeedka Afrika ee dowladda UK.

[ad name=”HTML-3″]

Waxay kaloo dalkeena ugasoo shaqeysay  xafiiska arrimaha dibadda ee UK wadamada ay kamid yihiin Brazil, Israel and Afghanistan. “Waan ku faraxsanahay in la ii magacaabo safiirka UK ee Soomaaliya,waxaan u shaqeyn doonaa sidii loo xoojin lahaa xiriirka Soomaaliya iyo Ingiriiska”ayay tiri safiirada cusub.

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

[ad name=”HTML-4″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON