Tuesday, July 15, 2025

Isbitaalkii DEVA ee Muqdisho oo magaca laga bedelay dibna loo furay [SAWIRRO]

Isbitaalkii DEVA ee magaalada Muqdisho oo albaabada loo laabay kadi markii dowladda Soomaaliya amar ku bixisay ayaa dib loo furay iyadoo magaca laga bedelay.

Isbitaalka oo hay’adii maamuli jirtay lala xiriiriyay Wadaadka Turkiga ee lagu eedeeyay inuu ka danbeeyay afgembigii dhicisoobay ee Turkiga Fatxulah Gulem, ayaa waxaa la wareegay dowladada Soomaaliya iyo Turkiga.

Dib u habeyn ayaa lagu sameeyay isbitaalka, waxaana maanta la shaaciyay in dib loo furay isagoo noqonaya qeyb ka tirsab isbitaalka Digfeer ee Recep Tayyip Erdoğan Hospital loo bixiyay.

Lama oga inuu isbitaalku bixin doono adeegyadii hore iyo inkale waxaase laga dareemayaa in dhaqaatiirta waaweyn ay ku yar yihiin isbitaalada Muqdisho.

DAAWO SAWIRRO

deva1deva2deva3

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON