Monday, June 23, 2025

ISKU AADKA: Koobabka UEFA Champions & Europa League oo la sameeyay [Yaa isku aaday?]

Waxaa goordhow lagu dhawaaqay isku aadka wareega semifinalka ee afar dhamaadka koobabka UEFA Champion League iyo UEFA Europa League.

UEFA Champion League  waxaa isku beegmay kooxaha halka magaalo ka dhisan ee Atletico Madrid iyo Real MADRID. Dhinaca kale waxaa isku beegmay kooxaha Monaco iyo Juventus.

Koobka UEFA Europa League oo isna hadda lagu dhawaaqay ayaa waxay kooxuhu isugu beegmeen sida soo socota:

Ajax vs  Lyon
Celta Vigo  vs  Manchester United
Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON