Monday, July 14, 2025

DAAWO: Itoobiya waxay qorsheysay in 2022 webiga Shabelle u ka qalalo Somaliya

Agaasimaha Wasaaradda Beeraha Soomaaliya prof. Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa shaaciyay qorshe ay Itoobiya dhigatay oo ah in sanadka 2022 Webiga Shabeelle uu gebi ahaan ka qalalo Soomaaliya.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho ayuu agaasimaha ku sheegay inuu jiro qorshe weyn oo Itoobiya ay dejisay kuna saabsan in webiga Shabelle aanu gaarin Soomaaliya mustaqbalka, wuxuuna baaq u diray urur Goboleedka IGAD inay arrintaas soo farageliyaan arrintan.

HOOS KA DAAWO WARKA AGAASIMAHA

https://youtu.be/zNgERzKN-Ug?t=6s

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON