Jaamacad loogu magac daray Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Erdogan ayaa maanta laga furay Magaalada Muqdisho.
Jaamacaddan oo ka dhex furay Isbitalka Oragan (Ex. Digfeer) ayaa la sheegay inay tahay mid gaar u ah cilmiga caafimaadka.
Munaasbad lagu furayay Xarunta Dugsiga sare ee farsamada Caafimaadka oo jaamacadda loogu magac daray ayuu ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Odowaa, safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.
DAAWO SAWIRRO