Tuesday, July 14, 2020
More

    Jadwalka Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Hoose/Dhexe oo la shaaciyay (Akhriso)

    Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya iyo maamulka G/banaadir ayaa shaaciyey jadwalka Imtixaanka Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Dugsiyada Gobolka Banaadir.

    Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa soo saaray jadwalka imtixaanka fasalka 8-AAD ee Gobolka Banaadir, kaasoo ay wadajir u qaadi doonaan Wasaaradda Waxbarashada iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

    Ad

    Imtixaanka ayaa bilaaban doona 11-ka Luulyo, 2020., iyadoo dhowaan la filayo in la soo saaro Jadwalka imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare.

    OGEYSIIS ku saabsan Imtixaanka Shahaadiga Dowladda ee Gobolka

    HOOS KA AKHRISO JADWALKA

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    144,032FansLike
    1,793FollowersFollow
    5,522FollowersFollow
    144,032FansLike
    1,793FollowersFollow
    5,522FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!