Thursday, June 26, 2025

Jen. Cadde Muuse: “Haddii aan Puntland la daaficin waa baaba’aysaa, waxaan ku baaqayaa…”

Madaxwaynihii hore Puntland Cadde Muuse Xirsi oo ka hadlay weerarka Alshabaab ku qaadeen degaanada Puntland  ayaa sheegay in Puntland ku filan tahay caddowga Alshabaab oo ay awood u leedahay inay iska celiso.

Isagoo ku sugan maghaalada Dubai  ee Imaaraadka Carabta ayaa ku dooday in kunwiil ee lasoo hubeeyay ay isaga filan tahay Puntland.

DHAGEYSO CODKA JEN. CADDE MUUSE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON