Thursday, June 26, 2025

Jeneraal Moorgan oo la hadal hayo inuu isku sharxayo xilka Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland

General Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo Kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka ee Dowladii Kacaanka ayaa la hadal hayaa inuu isu sharxayo xilka madaxweynaha maamulka Puntland.

Arrintan ayaa soo baxday  iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Boosaso ee Gobolka Bari, isagoo halkaasi u tegay ka qeyb galka Caleema-saarka Isim caan ah oo ka dhacaya  magaalada Carmo ee Gobolka Bari.

Jeneraal Moorgan oo la weysiiayay su’aal ku saabsan inuu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxtinimo ee Puntland 2019 ayuu ka gaabsaday, waxaana arrintan ay qabsatay baraha bulshada.

General Maxamed Siciid Xirsi Morgan dowladii Kacaanka kasoo noqday Wasiirkii Gaashaandhiga ayaa dagaaladii sokeeye qeyb ka ahaa, wuxuuna ku fashilmay doorasho uu ku doonayey inuu uga mid noqdo Baarlamaanka Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON