Thursday, June 26, 2025

Jeneraal Soomaaliyeed oo caan ah oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi

Jeneraal Soomaaliyeed oo ka mid ahaa saraakiisha ugu caansan Soomaaliya dowladii hore ee Soomaaliya ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Allaha u naxariistee Maxamuud Maxamed Guuleed wuxuu u soo noqday Taliyihii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed iyo Gudoomiyihii shirkaddii Somali Airlines oo uu muddo dheer ahaa, wuxuuna maanta ku geeriyoodey Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Marxuum ayaa maalmahan waxa uu ku xanuunsanayay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, iyadoo uu ka mid ahaa saraakiisha sida weyn loogu xusuusto waxqabadkii dowladii hore ee kacaanka.

Waxaa jeneraalka tacsi u diray madaxda dowladda, axsaabta iyo shacabka Soomaaliyeed oo dhan, waxayna Alle u baryayayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo.  AAMIIN

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON