Sunday, June 22, 2025

Jid muddo dheer u xirnaa xaalad Amni oo dib loo furay Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Mid ka mida wadooyinka u xirnaa arrimo ammaan ayaa dib loo furay, magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Wasaradda Amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa saaka ku dhawaaqay inay la furay Jidkan oo isku xirta Isgoyska Shaqaalaha iyo jidka 30-ka, gaar ahaan KPP.

Jidkan ayaa dhinac mara Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Xarunteeda ay hadda degan tahay ee loo yaqaan Guriga Shaqaalaha oo ah xarunta ugu weyn ee hadda laga bixiyo Baasaboorada.

Ad

Jidkan ayaa halbowle u ahaa isu socodka  dadka iyo gaadiidka, waxaana markii la dayac tiray la awoodi waayay in la adeegsado kadib markii ay xiratay wasaaradda amniga oo hadda dib u fasaxday, wuxuuna muhiim u yahay isku xirka laba wado ee ugu adeegsida badan Muqdisho ee Maka Almukarama iyo jidka soddonka.

Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Taabid Cabdi Maxamed ayaa saaka tagay munaasabad kooban oo dib loogu furay

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON