Sunday, July 13, 2025

KASHIFAAD: Waa imisa Lacagta Wasiir Fargeeti ku bixiyay in loo doorto xildhibaan ee gubatay..?

11/10/2016. Sidee Wasiir Fargeeti ku waayay kursigii beeshiisa Disow ee Aqalka hoose..? Imisa lacag ayuuse ku bixiyay.

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aaden Fargeeti ayaa madax xanuun ka qaaday guuldarradii ku dhacday markii looga adkaaday kursigii xildhibaanka Aqalka Hoose ee beeshiisa.

FargeeriwWasiir Fargeeti ayaa la sheegay in lacag ku dhow $ 200,000 oo ku bixiyay sidii uu kursiga ugu guuleysan lahaa, isagoo ergo gaareysa 30 u qeybiyay lacag dhan 187,000 oo doolar, laakiin waxaa dhacday in hal cod looga qaaday kursiga markii laba wareeg oo doorasho ah uu la galay Maxamuud Macalin Yaxye oo ka mid ahaa Baarlamaankii hore ee Soomaaliya, wasiirna soo noqday.

Guuldarrada soo wajahday Wasiir Fargeeti ayaa ah tii ugu qaraareyd iyadoo uu sidoo kale waayay lacag fara badan, waxaana loo aaneynayaa inuu ahaa musharax aan shacbiyad ku lahayd beeshiisa dhexdeeda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON